Akhriso:-Maxaa looga dooday shirkii khamiislaha ee golaha wasiirada dawlada puntland ?

Maanta oo khamiis ah waxaa ku qabsoomay qasriga madaxtooyada ee garowe shirkii khamiislaha ee Golaha wasiirada dawlada Puntland.

Shirkan oo uu shir gudoominayay ayaa looga dooday qodobo dhawr ah,hoos ka akhriso warmurtiyeedka shirka .

 

Halkan ka akhriso:-

 

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.