Video:-Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay iyo Yuusuf garaad oo saxaafada la hadlay

Waftigii uu hogaaminayay madaxweyne Farmaajo oo maalmahan booqashooyin rasmiay ku kala bixinayay dadlaka Sacuudiga,Jabuti iyo Qadar,ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Hadaba soo dhaweynta madaxweynaha kadib waxaa saxaafada la hadlay oo ka warbixiyay socdaalkii madaxweynaha iyo guulaha laga gaaray,hoos ka daaw muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka