Hot Topics

War deg-deg ah:-Qarax iyo weerar wada socda oo ka dhacay saldhiga Waaberi ee muqdisho

Qarax xoog leh iyo weerar wada socda ayaa goor dhawayd ka dhacay magaalada muqdisho.
 
Qaraxa iyo weerarka ayaa ka dhacay Saldhiga waaberi .
 
Ilaa iyo hada xog badan lagama hayo sida wax u socdaan madaama hada xabadu dhacayso.
 
 
Isha ku haya iidlnews.