Video:-Magaalada Mombasa oo degan iyo wararkii rabshadaha ee laga soo sheegay oo beenoobay

Waxaa jiray warar ay soo baxyaya saacadihii lasoo dhaafay ,kuwaasoo lasoo galiyey baraha bulshada oo sheegaya in magaalada mombasa ay ka jiraan mudaaharaadyo iyo rabashado xoog leh.

 

Hadaba Tv-ga ntv ayaa warkaas beeniyay ,waxaana wariyiha tv-gaas oo kasoo waramay si toos ah Mombasa sheegay in magaaladu degan tahay noloshuna si caadiya usocoto,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka