Xaaf oo ku dhawaaqay Golihiisii Wasiirada ee maamulka aan sharciyada Buuxin ee Cadaado

Madaxweynaha maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa goor dhow ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada oo ka kooban 22 -Wasiir 22-Wasiir ku xigeen iyo 8 Wasiiru Dowlayaal.
 
 
1.Cabdi Maxamed Cabdi Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka
Mudane Maxamed Xayir Nuur-Wasiirka Arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose.
 
2.Saciid Siyaad Shirwac-Wasiirka Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha.
 
3.Cismaan Ciise Nuur “Taar-dhuleed” Wasiirka Amniga.
 
4.Mursal Cabdiraxamaan Axmed Wasiirak Awqaafta iyo Diinta
Mudane Xasan Maxamed Warsame Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.
 
5.Daahir Xasan Xuseen Wasiirka Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryenta.
 
6.Cabdiqaadir Cabdullaahi Warsame Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha..
 
7.Maxamuud Aadan Cismaan Wasiirka Warfaafinta iyo dhaqanka.
 
8.Cabdulaahi Cali Maxamed Wasiirka Gaadiidka, cirka iyo dhulka.
 
9.Ibraahim Xasan Guureeyee Wasiirka Waxbarashada.
 
10.Axmed Dubad Cali Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta.
 
11.Axmed Dhiblaawe Casir Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha.
 
12.Maxamed Xuseen Maxamed Wasiirka Bii’ada, Dhirta iyo Daaqa.
 
13.Naciimo Maxamed Maxamuud Wasiirka Caafimaadka.
 
14.Hodan Cabdullaahi Shire Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Xaquuqda Aadanaha.
 
15.Axmed Mire Cali Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha.
 
16.Cali Yuusuf Xuseen Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha.
 
17.Cawil Xirsi Xasan Wasiirka Biyaha iyo Korontada.
 
18.Maxamed Aadan Qalab xoor Dekadaha iyo Gaadiidka bada.
 
19.Sahro Colaad Cabdi Wasiirka Qurbo joogta iyo Dhiiri gelinta maalgeshiga.
 
20.Shire Xirsi Maxamed Wasiirka Gargaarka iyo Daryeelka Naafada.