Muqdisho:-Maydadkii Bariire oo la aasay kadib is afagarad dhexmaray Dawlada Fadaraalka iyo Ehelada Dadka dhintay

Maydadka 10 qof oo ku dhintay howlgal wadajir ah oo ciidamada Somalia iyo kuwa Maraykanku ay toddobaadkii hore ka fuliyeen degmada Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho.

Aaska dadkan ayaa yimid kadib markii sida la sheegay is-afragad uu dhexmaray dowladda iyo ehellada dadka dhintay oo iyagu diiday inay aasaan ilaa dowladda ay ka qirato dilkaasi isla markaana ay magdhow bixiso,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka