Video:-Ciidamo tababar loogu soo xiray Magaalada Muqdisho

Ciidamo ka tirsan kuwa militeriga Soomaaliya oo gaar ah ayaa waxaa tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho. Tababarkan ayaa waxaa dhiibay Midowga Yurub qeybtiisa tababarka ciidamada ee loo yaqaan EUTM,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka