Dhagayso:-Ciidamada Badda Puntland oo qabtay Dooni si sharcidaro ah U kaluumaysanaysay

Mas’uuliyiinta Puntland ayaa sheegay inay soo qabteen doon si sharci-darro ah uga kalluumaysanaysay xeebaha bari ee Puntland doonidaas oo laga leeyahay dalka Iiraan kadib hawlgal ay sameeyeen ciidamada Badda Puntland.

Korneel Maxamed Cabdi Xaashi oo ah taliyaha ciidamada dekedda Boosaaso,ayaa ka hadlay arintaas,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Talyaha