Muwaadin Hargaysa laga qabtay oo loo dhiibay dal kale (Daawo)

Muwaadin reer Somaliland ah ayaa ciidamada gaarka u tababaran ee RRU-du waxay kala baxeen gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa,waxaana loo dhiibay oo loo gacan galiyay dalka Jabuuti.
Ehelada muwaadinkan ayaa si adag uga hadlay dhacdadan.