Madaxweyne Gaas Oo Baarlamaanka beri hortagaya

Madaxweyne Dowlada Puntland waxaa la filayaa in uuberi hortago Baarlamaanka ,isla markaana ka jeediyo khudbad xasaasiya oo ku aadan hawlgalka dib u xoaraynta Sool.
 
Fadhiga Baarlamaanka Puntalnd ee beri la filayo in uu dhaco,ayuu Madaxweynuhu sidoo kale hor dhigi doona Doorashada Madaxtooyo ee 2019.
 
Baarlamaanka,ayaa looga fadhiyaa in ay tagaeeraan hawlgalak dib u xoraynta Sool,sidoo kale waxaa la filayaa in ay dib u eegis ku sameeyaan xiliga doorashada madaxtooyo ee Puntland ay dhacayso.
 
Doorashada Madaxtooyo ee puntland,ayaa xili wlaba dhici jirtay 8-da Janaayo,absle hada duruufaha jira awgood waxaa Baarlamaanka Puntalnd la filaya ain ay dib u eegis ku sameeyaan.