Video:-Wafti sare Oo ka socda Dowlada Fadaraalka Oo ku wajahan Imaaraadka Carabta

Ra’isalwasaare khayre iyo wafti uu hogaaminayo,ayaa ku wajahan dhawaan dalka isutaga Imaaraadka Carabta.
 
Booqashada la filayo in khayre ku gaaro Imaraadka,ayaa ka danbaysay socdaalkii ra’isalwasaaraha Itoobiya Abiye uu ku yimid Muqdisho.
 
Warar lagu kalsoonaan karo,ayaa sheegaya in Abiye ku guulaystay isku soo dhawaanshaha labada Dal.
 
Abiye ,ayaa sidoo kale ku guulaystay ka saxiixida madaxda Dowlada Fadaraalka ah Dekedo door ah oo Dowlada Imaaraadka Carbat aad udanaynaysay in ay maalgashato,balse ay si toso ah ugu suurtoobi wayday in ay kala heshiiso Madaxda Dwolada Fadaraalka Somaliya.
 
Maalgalinta Dekeadahan ee Imaaraadka,ayaa hada si dadban usoo mari doonta Dowlada Itoobiya,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka