Video:-Madaxweyne Farmaajo oo ujawaabay Wasiirkii xilka laga qaaday

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu ka hadlay doorka dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalka waxku baratay iyo Macalimiinta tan iyo bur burkii dalka waqtigooda u hurey in ay dhalinyaradaas wax baraan.

 
“Doorka waxbarashada dalka marna lama xaqiri karo. Macalimiinta iyo aqoonyahanada dalka joogay tan iyo burburkii, waxay soo saareen dhalinyaro farabadan oo aqoonyahano ah”.
 
Hadalka Madaxweyne Farmaajo ayaa imaanaya xilli Wasiirkii Waxbarashada Soomaaliya xilkii laga qaaday,balse xilka qaadusta ka hor Waeysi uu bixiyey ku sheegay in Wasaaradu aysan aqoonsaneyn Jaamacadaha dalka ka jira,hoos ka daawo muuqaalka

Halkan hoose ka daawo muuqaalka