Video:-Ciidamada amaanka Puntland oo Bosaso ka wada hawlgalo xoog lleh

Ciidamada amaanka Puntland,gaar ahaan kuwa PSF,ayaa hawlgalo xoog leh oo lagu xaqiijinayo amaanka magaalda xarunta u ah ganacsiga ee Bosaso ka wada halkaas.

Ciidamada oo kaashanaya shacabka,ayaa hawlgaladan si isdaba joog ah uwada,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka