Video:-Somaliland oo ka hor timid go’aanka Dowlada Fadaraalka

Warqoraal ah oo ka soo baxay Maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in Somaliland ay ka soo horjeedo Go,aankii Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ay Dalka kaga Ceyrisay Wakiilka Gaar ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom.

Sidoo kale Warka ka soo baxay Somaliland,ayaa lagu sheegay in ay aaminsan tahay in Go’aanka ka dhanka ah Wakiilka QM u qaabilsan Somalilya ay ka dhalan karto Cawaaqib Xumo Mustaqbalka ah.

Halkan ka akhriso

Halkan hoose ka daawo muuqaalka