Video:-Madaxweyne Deni oo shir Gudoomiyay shirkii Golaha Wasiirada Puntland

Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani,ayaa Maanta Shir Guddoomiyay Kulankiisa ugu horeeyay ee Golaha Wasiirada ee Maamulka Puntland.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash,waxaana sidoo kale ka soo qeyb galay Madaxweynihii hore ee Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas,iyo C/Xakiin Xaaji Cumar Cameey Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland.

Shirka ayaa looga hadlay marxaladda kala guurka ah iyo sidii loo amba-qaadi lahaa Horumarka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka.