Muuqaal:-Maxay tahay Ujeedada Laftagareen loogu yeeray ?

Madaxweyne Lafta Gareen ayaa sheegay in mudada u joogo muqdisho u la kulmi doono madaxda dowlada iyo waxgaradka kasoo jeeda koonfur galbeed waxana laga yaaba inu dowlada kala hadlo xariga sheikh mukhtaar robow abuu mansuur oo ku xiran Muqdisho,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka