Getajaw Rada oo fariin adag udiray Abiye Axmed

Getajaw Rada oo kamida Gudiga sare ee Tigreega iyo Waliba Gudiga fulinta ee xisbiga talada dalka haya( EPRDF) ayaa waraysi uu siiyay BBC oo Cawa lasii daayay Shaki galiyay Raysal wasaraha Dalka Abiye Ahmed.

Wuxuu sheegay in Abiye Ahmed la halgamayaan Maadama uu rabo in Xisbigooda daaqada ka saaro isagoo kaa shanaya ERITRIA.

“Waa inuu Noqdaa raysal wasaare dalkoo dhan u dhaxeeya, Wariyaha oo si hubsasho ah ayaa su-aasha ku celiyay oo ku yiri miyuusan Raysal wasaare ahayn, Wuxuuna markale ju jawaabay wuu iska dhigayaa.

Dhibaatada ugu badan ee dalka ka jirtay,ayaa Ahayd shaqo la-aan Dhalinyarada, Sababta isbedelka keentayna iyada ayay ahayd,balse Abiye Ahmed kama jawaabin baahidaaas,yuu yiri Rada.

Waxuu hadalkiisa kusoo gunaaday in Saxaafada Caalamku hadii ay ku buun-Buuniso hogaamiye Fiican Sawir ah waa lagaa bixin karaa..