Khayre”Axmed Madoobe dhawaan waxuu la kulmi doonaa Madaxweyne Farmaajo”(Daawo).

Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Madaxweyne kuxigeenada Maamulka Jubbaland, Wasiirada Heer federaal iyo kuwa Maamulka Jubbaland, Odayaasha Dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magalada Kismaayo.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo khudbad ka jeediyey munaasabada ayaa waxaa uu sheegay in safarkii uu ku tegay Kismaayo uu ahaa mid guul ku dhamaaday lana dhamayn doono khilaafkii ka dhex jirey labada dhinac,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka