Video:-Wasaarada Cadaalada iyo Imaamyada masaajidyada oo kulan ka yeeshay arimaha Soonka

Wasaarada Diinta iyo awqaafta iyo Culumada oo isku afgartay in laga wada shaqeeyo sidii halmarna loo soomi lahaaa halmaran loo afuri lahaa.

Wixii khilaaf ah ama koox ku salaysan dhinac layska dhigo diintana waxay qabto lagu dhaqmo.

Sidoo kale waxay ka wada hadleen sidiii aadaanka salaadaha loo mideyn lahaa,gaar ahaan Aadaanka waqtiga Afurka ee qolana markay doonto aysan adimin.

Guud ahaan arimihii ay kawada xaajoodeen Wasaarada iyo Imaamyadu way isku afgarteen,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka