Video:-Sidee u dhacday carqaladaynta Maleeshiyada Somaliland ay dabada ka riixaysay Ee kormeerka W.Waxbarashada Puntland?

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Puntland iyo wafti uu hogaaminayo oo kormeer ku marayay Gobolka Sanaag qiimaynayayna sida uu u socdo Imtixaanka Shahaadiga ah,ayaa carqalad kala kulmay Maleeshiyo ay soo adeegsatay Somaliland.

Ciidamada Daraawiishta qaybtooda Sanaag,ayaa ka hor tagay carqaladayntaas uans uurta galiyaya Wasiirka iyo waftigiisa in ay si dhamaystiran usii wataan kormeerkooda,marka laga saaro Deegaanka Carmale.

Gobolka Sanaag ayay intiisa badan Puntland gacanta ku haysaa,isla markaana shacabkiisu boqolkiiba sagaashan ku faraxsan yihiin ka mid ahaanshaha dhulweynaha Dhul-udug,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka