Arooska Iimaan iyo Canbaro oo Hanbalyo loo diray

Bogaadin iyo Duco waxaa hawada umarinaynaa qoyska cusub ee kusoo biiray qoysaska islaamka iyo kuwa ehelka Imaan Cabdulaahi iyo Marwadiisa Canbaro Axmed oo Arooskoodu ka dhacay Birmingham Uk.

Guud ahaan Qoysaska reer Keenadiid iyo reer islaan waxay hanbalyo iyo duco udirayaan Qoyskaa kusoo biiray ehelka.

Noqda kuwii uu arooskoodu ka danbeeyo nolol farxad badan iyo Qoys salbalaaran oo lagu soo hirto.

Halkan ka daawo muuqaalka oo arooska oo gaaban

Aabe Axmed Januune iyo Hooyo Sahro Xaaji waxay ugu dirayaan Duco Iimaan iyo Canbaro.

Sidoo kale aniga oo ah Jibril Qoobey iyo Marwadayda Idil Keenadiid waxaan bogaadin taa la mid ah udiraynaa Qoyska cusub.

Waxaan leenahay hanbalyo Kun jeer Iimaan Cabdulaahi iyo Canbaro Axmed.

Si aan la qiyaasi karin,ayaan raali uga nahay uguna farxsanahay qoyskaa quruxda badan ee aad yagleesheen.

Markale waxaan rabi idinka baryaynaa in aad noqotaan labadii isku waara oo isku liibaana.

Jibril Qoobey.