Golaha Dhalinyarada Jubaland Oo Magaalada Kismaayo ku qabtay kulan dood wadaag ah…

Golaha Dhalinyarada Jubaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtay kulan dood ah oo ku saabsan ololaha dhalinyarada ee ku lug lahaanshaha ka qaybgalka siyaasadda iyo Maamulka kaas oo ayaan kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee da’ayarta iyo odeeyaasha dhaqanka.

Ujeed madashan ayaa ahaa sidii loo abuuri lahaa jawi kudhisan isfahan iyo wadashaqayn dhexmarta dhinacyada Dowladda

Dhalinyaradda ayaana dhankoo doonayo sidii ay ooga mid noqon lahayeen Baarlamaanka cusub ee uu ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Madasha kulankaan ayaa waxaa fududeysay shabakada Y-peer Somalia oo taageero ka heleysa Hay’addaha qaramada midoobay ee Unfpa Somalia, UN