VIDEO: Madaxweyne Deni oo Shahaado sharaf bixiyay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa abaal marinadii ay mutaysteen guddoonsiiyey dadkii ka shaqeeyey munaasabaddii kowda Ogos oo ka dhacday qasriga madaxtooyada Puntland ee Garoowe.