Suldaan Garaase “Dowladdu waxay burburisay Guri hanti ii taalay”

Suldaan Garaase oo kamid ah Isimada Puntland ayaa ka hadlay hawlgalada bur burinta Dawladdu ka waddo Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

“Aniga guri hanti badan ii taalay ayaa ka mid ahaa guryaha la dumiyay hadda , marka guryihii isimada ayaa danguud loo bur buriyaa ye ee shacabow baneeya hantida umadda dawladana kala shaqeeya” ayuu yiri Suldaan Garaase