Dowladda Federaalka oo amar dul-dhigtay Hay’adaha Caalamiga ah+Akhriso

Wasaaradda Warfaafinta jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa soo saartay Qoraal ay ku hageyso Hey’adaha Caalamiga ah ee ka hawlgala Soomaaliya kana Shaqeeya Arimaha Wacyigalinta, Horumarinta Warbaahinta Iyo Xiriirka.

Qoraal uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa waxaa Hay’adaha Shaqeeya Arimaha Wacyigalinta, Horumarinta Warbaahinta Iyo Xiriirka la faray inay u hoggaansamaan shurcuucda u degsan dalka Soomaaliya,isla markaana ay ku Shaqeeyaan.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka oo ku qoran luuqa Ingiliish-ka.