Video:-Maxaa kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada Puntland?

Madaxweyne Ku -Xigeenka Dowladda Puntland Oo Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda Oo looga hadlay xaaladda gobolka Gardafuu iyo iyo caawimaad deg deg ah oo shacabka deegaanadaas Loo fidiyo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka