Video:-Heemo Oo yeelatay Dugsi sare

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan Hay’adda Care iyo maamulka gobolka Mudug ayaa
dhagax-dhigay dugsi sare oo uu markii ugu horaysay yeelanayo deegaanka Heema ee gobolkaas,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka