Video:-Maxaa looga xaajooday kulankii Wasiirada Puntland?

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash,ayaa todobaadkan looga hadlay.Amniga,Tayeynta,Waxbarashada,diiwaangelinta iyo dib u habeynta Shaqaalaha iyo qodobo kale,hoos ka daawo muuqaalka.


Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=810642216015967&id=580791179001073