Hogaamiyayaal Shiica ah Oo Maraykanku khaarajiyay

Mareykanka ayaa xalay saddex hoggaamiye oo u kala dhashay dalalka Iiraan, Ciraaq iyo Lubnaan ku dilay duqayn ka fuliyeen magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq:

•Qaasim Sulaymaan, Taliyihii xoogagga Quds ee Iiraan.

•Naacim Qaasim oo ahaa Ku-xigeenkii xisubullaah oo Ciraaqi ah.

•Abu Mahdi Al-Muhandis, guddoomiye ku-xogeenkii hay’adda Popular Mobilization oo Lubnaani ah.

Mareykan ayaa ka cadhooday dibed baxayaal cadhaysan iyana oo weeraray safaaradda Mareykanka ee Ciraaq. Mareykanka ayaa qalalaasaha dalka Ciraaq dusha uga tuuray Iiraan inkastoo ay iska fogeeyeen.