Video:-Hadal kasoo yeeray Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la yaab noqday

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Finish waxuu sheegay in Dowlada Fadaraalku ka adkaatay Alshabaaab awoodoodiina ay wiiqday..

Hadalkan,ayaa noqday mid la yaab leh oo ka fog xaqiiqda,waxuuna kusoo aaday Todobaad gudihiis qaraxyo is xig-xiga oo ay Alshabaab ka fuliyeen gudaha Muqdisho.

Alshabaab waxay canshuur ka qaadaan Dekeda Muqdisho iyo suuqa ugu weyn Muqdisho ee Bakaaraha.

Sidoo kale Bulshada ku dhaqan Muqdisho waxay cadaalad uraadsadaan Garsoorka Alshabaab.

,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka