Wasiir Bayle “Dhulkeena Macdan baa ku jirta” (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cbiraxmaan Ducaale Beyle oo shirka jaraa’id ee billaha ku qabtay Muqdisho ayaa diiradda ku saaray horumarka Soomaaliya ka sameysay wadahadalka deyn cafinta.

Sidoo kale waxaa uu Wasiir Beyle ka hadlay warbixintii ay soo saartay hey’adda lacagta aduunka IMF ee ay ku sheegtay inay Soomaaliya ka gudubtay wajiga afaraad ee Barnaamijka deyn cafinta.