Maraykanka oo si rasmi ah u aqoosanaya Jubaland

Maraykanka oo ugu danbayn todobaadka danbe si waadixa usoo saari doona qoraal uu ku aqoonsanayo Maamulka Axmed Madoobe ee Jubaland.

Maraykanku waxuu qiray in Jubaland ay tahay nidaam saldhigtay,isla markaana aan layska indha tiri karin horumarka uu sameeyay.

Jubaland waxay u tahay guul siyaasadeed oo weyn talaabada Maraykanka.

Jibril Qoobey.