Video:-Mashruuc Waxbarasho oo laga hirgalinayo Qardho

Mashruuc balaaran oo Waxbarasho,ayaa laga hirgaliyay Magaalada Qardho.

Mashruucan waxaa maalgashanaya ganacsato reer Puntland ah,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka