Hoobiyayaal lagu weeraray Xarunta Xalane

Wararka ka imaanaya Muqdisho,ayaa sheegaya in hal qof uu ku dhaawacmay weerar hoobiyayaal ah oo lala beegsaday deegaanka Xalane ee ku dhex yaalla garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Faahfaahinta waa idinla wadaagi doonaa..