Ciidamada amaanka Puntland oo qabtay Haweenay laga shakiyay

Haweenay lagu magacaabo Khadiijo ayay Ciidamadu amaanku gacanta ku dhigeen,iyadoo isku dayaysa in ay sawiro ka qaadato Qasriga Madaxtooyada ee Garowe.

Baaris kadib laamaha amaanku waxay xaqiijiyeen in ay ka tirsan tahay Alshabaab.

Guud ahaan amaanka Puntland,ayaa la xoojiyay.

Jibril Qoobey.