Video:-Muxuu kaaga dhigan yahay Shirka Wadatashiga?

Muxuu kaaga dhiganyahay shirka wadatashiga puntland?

Mid kamid ah aas-aasayaashii Puntland, horeyna u soo noqday guddoomiyaha Barlamaanka Puntland, Siciid Xassan Shire, ayaa aragtidiisa ka dhiibtay shirka wadatashiga Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158036656711878&id=742346877