Deg-deg:-Qarax ka dhacay Garowe

Qof ismiidamiyey ayaa isku Qarxiyey Gaari ay saarnaayeen Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir) iyo Taliyihii hore qaybta booliska gobolka Nugaal Faarax Galangooli Waxaana dhaawacoodaa la geeyey Isbitaalka Guud ee Garowe.

Mohamed Said Yusuf