Video:-W.Waxbarashada Puntland oo dib u dhigtay Imtixaanaadka

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland,ayaa dib u dhigtay imtixaankii haatan la qaadi lahaa ee (naqliga) loo yaqaanno coronavirus awgiis.

Wasaaraddu dhinaca kale waxay muddaysay xiliga la gelayo imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka