Video:-Jabuti canshuur dhaaf usamaysay ganacsatada Itoobiya

Dowladda Djibouti ayaa dhowaan shaacisay in adeeg dekadeed oo bilaash ah ay muddo 60 cisho ah siineyso shirkadaha Ethiopia ee badeecooyinka ka dhoofsada dekedaha Djibouti.

Djibouti ayaa sheegtay in sababta ay tallaabadan u qaadday ay tahay mid ay ku caawinayaan dhaqaalaha dalka Ethiopia xilligan adag ee dunida uu kala xiray cudurka Coronavirus.

Dowladda Djibouti,ayaan sheegin cadadka lacagta uu dalkeedu ku weynayo mudadaas laba bilood ah.

Halkan ka daawo muuqaalka