Xidig “Lagama maarmaan ayey noqotay in lasoo Afjaro Khilaafkii Jubbaland” (VIDEO)

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig, oo kamid ahaa musharixiintii Is-bedelka doonka ee Jubbaland ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay heshiiska ay la gaareen Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).