Video:-Puntland oo ka jawaabtay cabashadii Qoyska

Dowlada Puntland cabashadii Qoyska ee dhulka Garowe waxbay ka qabatay.

Gudi culumo ah oo shareecada islaamka ku kala saara,ayaa loo qabatay,iyadoo laga afti qaaday in ay ku kalsoon yihiin labada dhinac.

Halkan ka daawo muuqaalka