Dhabancad oo ku hawlan arin khatar masiir ku ah Gobolka Mudug

Dhabancad shalay Odoyaal buu udiray Shabaab si ay heshiis ula soo galaan,isagoo ku xumaynaya Xulumaadii markaa jirtay .

Maantana waxuu qorshaynayaa in uu Raashinka WFP ee loo qaybiyo Somaliland,Puntland iyo Bartamaha iyo Koonfurta Somaliya uu Mudug qaybteeda raaciyo Koonfur.

Ujeedkiisu waa iska hor keenid Xukuumada hada jirta iyo Shacabka Mudug madaama uu maqlay in uu waayi doono kursiga Wasiirnimo isku shaandhayn kale oo Wasiirada culus kusoo socota.

Deni haka digtoonaado qorshaha Dhabancad ee saxiixa Raashinka WFP qaybta Mudug.

Sidoo kale Bulshada Gobolku haku toosan oo ka hor tagaan isku dayga Dhabancad ee khatarta badan leh.

Shalay wadadii uu uhorseeday dhibkeedii maantaa la hayaa beri mida usoo wadana khatar tii ka xoog badan ayay keeni doontaa.

Jibril Qoobey.