Qaramada Midoobey oo amaantay kulankii madaxda Somalida

War qoraal ah oo kasoo baxay Qaramada midpobey,ayaa lagu amaanay kulankii maanta dhexmaray madaxda Somalida.

Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay soo dhoweyneysay kulankii khadka Internet-ka ahaa ee maanta dhexmaray Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka.

Qaramada Midoobay waxa ay ku ammaaneysaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi ‘Farmaajo’ iyo madaxda dowlad Goboleedyada tallaabada muhiimka ah ee loo qaaday wada-hadalka joogtada ah ee ka dhexeeya daneeyeyaasha Soomaaliya ee looga hadlayo arrimaha ahmiyadaha qaranka, sida.

Doorashooyinka.
Amniga
Deyn cafinta.