3-sano kadib Cumar Cabdirashiid oo hadlay

“Caburinta lagu hayo xoriyadda hadalka iyo caga jugleynta Wariyeyaasha Somaliyed waa arrimo walaac weyn leh, Dastuurkeena ayaa damaanad qaadaya xoriyadda hadalka oo mida warbaahinta ku jirto”Ayaa yiri Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.

Cumar Cabdirashiid waxaa hadalkan laga maqlay sadex sano iyo bar kadib oo uu Senatar ka ahaa Aqalka-sare oo aan marna lagu dhex arag kulamada Aqalka.

Bulshada Puntland oo si gaar ah uu ugu matalo Aqalka-sare,ayaa aad udhaliilay Cumar .