Madaxweyne Deni oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Abdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Gobaleedka Galmudug.