Wasiir Dhabancad oo magacaabay Xog-hayaha cusub ee D. Gaalkacyo.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka Iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Mudane Maxamed Dhabancad, ayaa xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo, u magacaabay Muxaydiin Xasan Jaamac(ashkir).

Magacaabista xoghayaha cusub Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo, ayaa timid kaddib markii sababo la xariira Musuq-maasuq lagu helay xoghayihii hore ee Degmada Gaalkacyo Mr. Jabarti.