Inta badan madaxda Somalida oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynayaasha Hirshabelle iyo Koonfurgalbeed mudane Waare iyo Laftagareen waxay ka dageen galabta Dhuusamareeb iyo iyo wafti ay hogaaminayaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka soo dhaweyntii Laftagareen

Sidoo kale waxaa gaararay Dhuusamareeb Farmaajo iyo wafti la socday.

Halkan ka daawo muuqaalka soo dhaweyntii Farmaajo

Sida la filayo si rasmi ah Shirku waxuu ufurmi doonaa Khamiista nagu soo aadan.

Jibril Qoobey.