Video:-Ra’iisul Wasaaraha Japan oo Is-casilaya

Raysal wasaaraha dalka Japan Shinzo Abe ayaa lagu wadaa inuu is casilayo sababo la xiriira, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha.

Raysal wasaaraha ayaa muddo sanada ah la xanuunsanaa gaaska caloosha balse waxaa la aaminsan yahay in xaaladdiisa ay ka sii dartay maalmihii dambe.

Warbaahinta dowladda NHK ayaa sheegtay, in Mr Abe uu doonayay inuusan rabin in dowladdisa usan la rabin dhibaato.

Bilowgii toddobaadkan, waxaa uu noqday raysal wasaarihii ugu muddada dheera dalkaasi Japan kaddib markii uu xafiiska la wareegay sannadkii 2012-kii.

Raysal wasaaraha ayaa waxa uu xanuunkan oo ku dhacaca mindhicirka weyn ka cabanayay tan iyo yaraantiisii.

Waa warbixin degdeg ah oo hadda ina soo gaartay, faafaahin dheeraad ahna waxaad naga filaysaan goor dhaw. Fadlan cusboonaysii bogga si aad xogta oo dhameystiran u heshid.

Halkan ka daawo muuqaalka

BBCSOMALI.