Kulan lagu taageerayo Madaxda Puntland & Jubbaland oo ka dhacay Boosaaso (VIDEO)

Kulan lagu taageerayo mowqifkii Madaxweynayaasha Dowladaha Puntland iyo Jubbaland Dr. Siciid Siciid C/llaahi Deni & Axmed Maxamed Islaam, ay ka qaateen xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya iyo xiliga kala-guurka ayaa lagu qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Kulan ay iskugu yimadeen madaxda gobalka Bari,Wasiiro,Taliyaha Qeybta Boliska Gobalka Bari,Waxgarad,Culimo Iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa waxaa lagu tageeray warmurtiyeedkii ka soo baxay madaxda Puntland iyo Jubbaland.