Shirkii Madaxda Somalida oo furmay

Shirkii muhiimka ahaa si rasmi ah,ayuu ufurmay.

Puntland iyo Jubaland waxay qabtaa dood Afar Qodob ka kooban oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku adkaysteen in ay ka tanaasulaan..

1.Xisbiyada in laga saaro doorashada Xildhibaanada.

2.Dadka dooranaya Xildhibaanada in la yareeryo.

3.Goobaha ay ka dhacayso doorashadu in ay koobnaadaan.

4.Gudiga doorashada Fadaraalka in awoodooda la qeexo.

Sadexda maamul ee kale waxay qabaan dood oronaysa sidiisa halagu qaato waxii kasoo baxay kukankii Dhiusamareeb-3 ee laysku khilaafay.

Sida la filayo Shirku waxuu socon doonaa laba maalmood hadaan wax lagu darin.

Halkan ka daawo muuqaalka

Jibril Qoobey.